Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Waxaa  Sabtidii lagu Qabtay Mutamarkii 12aad Abubakar Assidique, Minneapolis, Qalin jabin ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar, Sh.AhmedNur, Sh Qadar, iyo Culuma kale oo faro badan

Halkan ka dhagayso Sh. C/risaaq Imaamka Masaajidka oo wixii dhacay sharxaya.

Ardayda Abubakar oo Soo dhawaysay Culimmada Martida ah

Maanta oo ah maalintii 2aad ee Mutamarkii 12 aad ayaa waxaa ka soo qaybgalay arday dhan 200 oo dhameeyay kitaabka Alle iyaga oo xifdinaya ahayd ayaa Culimmada timid waxay Muxaadaro u jeediyeen Ummsiyah Qur’aaniyana ka dhagaysteen qaar ka mid ah Dugsiga Abuubakar As-Saddique Islamic Center. Sh. Mohamed, Dr. C/risaaq Sh AhmedNur, Sh Qadar, iyo culuma farabadan oo ka yimid dunida oo dhan ayaa aad ugu duceeyey ardayda iyo cidii sidaan wanaagsan u soo barbaarisay, waxayna kula dardaarmeen inay ku dhaqmaan diinta ay barteen, kana fogaadaan waxkasta oo dhibaato u keenaya noloshooda aduun iyo mid aakhiroba.

 

Mohamud Ahmed Guled (Suheyb)

Maamulaha Masjidka Abubakar

Minneapolis, Minnesota

 

 

 

Write a comment:

*

Your email address will not be published.

Follow us: