Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

MuslimPro Greeting Card (1)
Imaamka Masjida Abuubakar As-Saddique Islamic Center Sheekh C/raxmaan Sheikh Omar ayaa maanta kaga hadalay khubadii Jimcada fadliga ay leedahay bisha barakaysan ee Ramadan iyo sida ay muhiim u tahay in uu qof walba oo islam ah ka faaidaysto fursadan cumriga ah oo laga yaabaa in aysan markale ku soo mari sidoo kale waxa uu sheekhu ku soo qaatay bilashada bisha in ay tahay in larko sida ku suguan sunada nabigeena suuban scws isaga oo ka hadlay in maalinta birito aheen soon ama la dhameystirayo bisha shacbaan .Sheekh C/raxmaan ayaa si gaar ah baaqiisa ugu jeediyey dhamaan muslimiinta degan Minnesota iyo dadweynaha ku dhaqan USA.

Sheekh C/raxmaan sheekh omar ayaa sheegay in iyada oo ilaalinaya midnimada Umada Muslinka aysan u iclaamin Maraakista norht America dadka in ay tahay Soon ayna la soomi doonaan caalamka islamka intiisa band iyo sida ay u badan yihiin iyo dalka Sacuudiga oo si gaar ahaaneed xil wayn isaga saara aadna ugu dadaalaan arigtada bisha ramadaan.

Write a comment:

*

Your email address will not be published.

Follow us: