Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center


Gudoomiyaha Degmada 6’aad Abdi Warsame iyo Murashaxa Gudiga Waxbarasha Siad Ali ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeye 3’dii arday ee ku guulayste tartanka qur’aanka kariimka ee North America. Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale sharaxay muhiimada xifdinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ku balamay taageerida Masaajidka Abubakar.

Write a comment:

*

Your email address will not be published.

Follow us: