No comments yet

Berri oo Isniin ah waa Ciid – Tomorrow Monday is Eid

Tomorrow Monday July 28, 2014 is Eid al-fitri. Eid prayer will be held at the Stewart Park, address is 2700 12th Ave south Minneapolis, MN 55407.

See the Map…click here

Ciid mubaarak..

Masjidka Abuubkar As-saddique ee Minneapolis waxa uu Muslimiinta ku dhaqan magaalooyinka mataanaha ee Minneapolis iyo st paul la socodsiinayaa in berri oo Isniin ah in salaadda ciidul fitriga lagu tukan doono Park u dhow masjidka Abubakar.

Cinwaanka goobta lagu tukaanayo waa 2700 12 ave South Minneapolis MN 55407, waa Stewart Park.

Waxaad gawaarida dhigan kartaan masjidka Abuubakar, kaddibna u lugayn kartaan goobta lagu tukanayo.

Fadlan masalle/salli hore u soo qaata.

Happy-Eid-mubarak

Ciid mubaarak.

ciid

 

 

ciid4

Post a comment