No comments yet

Duruusu Ramadan 2014 Sh. Abdirisaq Hashi

Fadlan ka soo qaybgal wanaagsan Afurka Jamaciga ah ee Masjida Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Duruus Ramadanka loogu talo galay ayaa kabaxda Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center oo loogu talo galay in ay afurka ku sugaan dadka muslimiinta ah oo ka Afura bisha barakaysan ee Ramadan Masjidka, waxaa si fiican oo diyaarsan u soo jeediya Imamaka Masjidka Abubakar Sheikh Abdirisaq Hashi sidoo kale waxaa ka Afura Masjidak dad gaaraya 300-400 oo qof waxaayana u afuraan si wadajir ah

Post a comment