Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Bisharo: Waxaa Masjidka ugu wayn ee Magaalooyinka Matanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul Ka bilaamay Bisha Barkaysan ee Ramadan Tafsiirka Quruanka Kariimka ah Caalimka Soomaaliyeed Sh. Yuusuf Aadam oo kamid ah culummada ugu da’ada iyo khibrada badan culummada Gayiga Soomaliyeed ayaa Ramadaanka Tafsiir ka bilaabay Masaajidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, Fadlan imow hadaad Minnesota ku nooshahay oo ka faa’iidayso Sh. Yusuf oo kamid ah culummada waawayn ee Soomaaliyeed. Darsida gadaashiisa su’aalo ayaa la waydiyaa. waa Asbuubaca oo dhan jimcaha ma’ahan e. inaad la kulanto Culummada waawayn waa fursad qaali ah, oo laga yaabo inaysan markale kusoo marin, alla badanaa inta isku ciil kaambinaysa inay Sh. Shariif Cabdinuur, Sh. Cumar Faaruuq, Sh. Nuur Cali colow, Sh. Boqolsoon lakulmi lahaayeen oo cilmiga ka qaadan lahaayeen, dhamaatood illaahay ha u naxariisto, inaga gadaashoos nama fidneeyo. Aamiin yaarabi. Darsigii Maanta hoos ka daawo kana dhagayso.
See Translation

Write a comment:

*

Your email address will not be published.

Follow us: