Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Bisharo: Waxaa Masjidka ugu wayn ee Magaalooyinka Matanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul Ka bilaamay Bisha Barkaysan ee Ramadan Tafsiirka Quruanka Kariimka ah Caalimka Soomaaliyeed Sh. Yuusuf Aadam oo kamid ah culummada ugu da’ada iyo khibrada badan culummada Gayiga Soomaliyeed ayaa Ramadaanka Tafsiir ka bilaabay Masaajidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, Fadlan imow hadaad Minnesota…

Waxaa  Sabtidii lagu Qabtay Mutamarkii 12aad Abubakar Assidique, Minneapolis, Qalin jabin ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar, Sh.AhmedNur, Sh Qadar, iyo Culuma kale oo faro badan Halkan ka dhagayso Sh. C/risaaq Imaamka Masaajidka oo wixii dhacay sharxaya. Ardayda Abubakar oo Soo dhawaysay Culimmada Martida ah Maanta oo ah maalintii…

Sh. Maxamed Idris Axmed oo Soo gaaray Minneapolis Maraykan si uu uga qayb galo kulan diineedkii 12-aad ee Xarunta Abubakar. Waxaa aad looga dareemayaa magaaladda Minneapolis diyaar garowga Mu’tamarkii 12-aad Masaajidka Abubakar As-Saddique iyo Golaha Imaamyada sanad kasta soo qaban qaabin jireen. Magaca mu’tamarka sanadkan waa “Mandow soo raac Doonida Badbaadada”. Dadkii ka shaqaynayey Mu’tamarka…

Mutamarka Minneapolis oo soconayey saddex Maalmood (1-3 Sept) ayaa soo gabagaboobay… Mutamarkii 12aad ee Minneapolis oo si habsami ah u soo gabagaboobey Waxaa habeenimadii Axadda si wanaagsan ku soo gabagaboobey mutamarkii Minneapolis.. Hoos ka akhri warbixintii mutamarka Waxaa Jimcadii Sept 2, 2012 magaalada Minneapolis ka bilowday Mutamarkii 12-aad oo ay si wadajir u soo qaban…

Abubakar As-Saddique Islamic Center & North American Council of Somali Imams Present 12th Annual Convention يا بني إركب معنا Maandhow soo Raac doonta badbaadada OH my son embark with us Ilaahay Mahadi ha ka gaadho, waxaa farxad u ah Xarunta Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, inay idiin soo gudbiso ogaysiiskii koowaad ee mu’tamarkii sanadlaha ahaa, kiisii…

VIDEO CUSUB: Ilaahay Mahadi ha ka gaadho, waxaa farxad u ah Xarunta Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, inay idiin soo gudbiso ogaysiiskii koowaad ee mu’tamarkii sanadlaha ahaa, kiisii 11-aad. ….. Hoos ka daawo…

Abubakar As-Saddique Islamic Center & North American Council of Somali Imams Present 11th Annual Convention شمولية المنهج الإسلامي Dhamaystirnaanta Manhajka Islaamka The Universality of Islamic Methodology Ilaahay Mahadi ha ka gaadho, waxaa farxad u ah Xarunta Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, inay idiin soo gudbiso ogaysiiskii koowaad ee mu’tamarkii sanadlaha ahaa, kiisii 11-aad.  Mu’tamarka sanadkan cinwaankiisa…

Abubakar As-Saddique Islamic Center & North American Council of Somali Imams Present 11th Annual Convention شمولية المنهج الإسلامي Dhamaystirnaanta Manhajka Islaamka The Universality of Islamic Methodology Ilaahay Mahadi ha ka gaadho, waxaa farxad u ah Xarunta Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, inay idiin soo gudbiso ogaysiiskii koowaad ee mu’tamarkii sanadlaha ahaa, kiisii 11-aad.  Mu’tamarka sanadkan cinwaankiisa…

Follow us: