Kubadii jimacada oo ku saabsaneed qoosaska

shiikh Abdirisaaq xashi oo ka hadaly mashaakilada iyo waxa yaalaha xalka u ah qoosaska soomaliyeed ee ku nool Minneapolis السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. في البداية أشكركم على موقعكم الجميل, وأسأل الله أن يوفقكم في الدنيا والآخرة. أنا شاب متزوج منذ 5 شهور, وإلى الآن لم أرزق بمولود, وقمت بفحص...

Continue reading

Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay”

Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota: Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd. Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib...

Continue reading

Xurmadda Dhiiga Muslimiinta-Sh. C/raxman Sh. Cumar

Sh. C/raxman Sh. Cumar ayaa khudbadii Jimcaha October 14, 2011 Masaajidka Abuubakar As-Saddique Islamic Center uga hadlay “Xurmadda Dhiiga Muslimiintu uu leeyahay. Sh. C/raxmaan ayaa arintaas aad ugu dheeraaday, soona sardiyey Daliilo baddan oo isugu jira Ayaad Qur’aan ah, Axaadiis iyo hadalo kasugnaaday Salafkii Saalixa ahaa. Sh. ayaa cadeeyey inaysan...

Continue reading