Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

 

Fadlan ka soo qaybgal wanaagsan Afurka Jamaciga ah ee Masjida Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Duruus Ramadanka loogu talo galay ayaa kabaxda Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center oo loogu talo galay in ay afurka ku sugaan dadka muslimiinta ah oo ka Afura bisha barakaysan ee Ramadan Masjidka, waxaa si fiican oo diyaarsan u soo jeediya…

Caawo oo ay tahay Taariikhudu 07/11/2014 Waxaa Masjidka Abubakar lagu tukaday sidii caadada u aheed Salada Taraawiihda Waxaaana ka tujiyay Qaariga Wayn ee Macalin Abdinasir Farah oo ah Imamaka Masjidka

Follow us: