Your Neighborhood Cleanup Date You will receive a flyer in the mail announcing your Neighborhood Cleanup week at least two weeks before your date. If you would like to find out your date you may call 612-841-8600 or email aaic@abuubakar.org We need everyone’s help for the cleanup this Saturday! Jun 15, 2013 Spread the word,…

“The Messenger of Allah (Peace be Upon Him) was the most generous of people and he was the most generous in Ramadan, like the wind which bears rain.” This is the great bounty of Allah on His slaves that He provides them with forgiveness after forgiveness. So whoever fasts Ramadan with faith and expecting reward…

Dr. Abaas oo kabixindoona simminar Abubakar As-Saddique Islamic Center ee ku saabsan cudurada maskaxda ku dhaca iyo Calaamadahooda iyo sida looga hortagi karo waxaa muhiim ah marka hore in layaqaan maskaxda caafimaadka qabta sidoo kale arimaha wax ka khaldanaada iyo

Sabtidii 18, 2013 Kulan aad u ballaaran oo loogu magac daray YAA KA DANBEEYA DILKA HAL-DOORKA SOOMALIYEED ayaa lagu qabtay Minneapolis Convention Center kasoo ay qabanqaabiyeen qaar ka mid ah masaajiddada gobalka Minnesota iyo soomaalida ku nool Minneapolis iyo Stpual agagaarkooda. Kulankan oo ay ka hadleen culummaa’udiin ,aqoonyahano & odayaal dhaqameedyo ayaa waxaa aad looga…

ASlaamu Calaykudm Waraham Waxaan ka dhacay Masjidka Abubakar As-Saddqiue Islamic Center ee Minneapolis, MN kulan wayn oo ay isugu imaadenn Ururukan MDA “Minnesota Dugsis Association” waxaa la yagleelay bartamihii sanadkii 2012, waxaana ugu waa waynaayeen ujeedooyinkii loo asaasay: dar dar galint wax-barashada iyo xoojinta habsami u socodka Dugsiyada Quraanka Kariimka ee ku yaala magaalooyinka mataanaha…

waxaa ka dhici doona Minneapolis Convention Center Taariikhdu markay tahay march 16, 2013 time 3da galabnimo ilaa 10ka fiidnimo kulan diimeed taariikhi ah oo looga hadli doono dilka iy xasuuqa ay ku hayaan ururka Al-shabaab ummada soomaaliyeed iyo raadka ama saamaynta uu keenay ku xadgudubka fahamka diintu, waxaana tusaaleyaal cad laga bixin doonaa waxa laga…

You are invited to important and Historical event: On Saturday, March 16, 2013 At Minneapolis Convention Center there will be historic event about the murdering figures of Somalis people such as Sh. Abdulqadir Nur Farah, Dr.Ahmed Abdirahman, Dr. Ibrahim Cadow, Dr. Qamar, Pr. Mohamed Warsame(shahiid), Sh Ahemd Abdullahi(waayeel), Sh. Mohamud Garweene, Sh. Mohamed Tahlil, Sh….

Ninbaa waa yiri “Nin Adduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban”, Maalinkasta oo timaadaa shuqulkeeda iyo sha’nigeeda ayey leedahay ee maantana miyeey inoo danbeysey, xiddigii ifaayey miyaa dhulka ku soo dhacay magantii ilaah miyaan meelna ku baxsaneyn, Masjidkii ilaahey miyaa la mushkiladeeyey, dilka Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax ee masjidka dhexdiisa ka dhacay dhulgariir iyo cirkoo soo…

Masjidka wayn ee Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, Minneasota:-Shiikh Abdirashid Barre Muse iyo Sh Abdirahaman Sh Omar oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo maanta Salaadii Casar lagu dilay gudaha masjidka Badar xili uu ku gudo jiray Salaadii casar rakcadeedii 4aad . Sh…

Follow us: