Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

الدرس نيل الأوطار لشيخ عبدالله إبراهيم12/16/2012

Tartankii Macahadka Abubakar As-Saddique Islamic Center Waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan kana hadlaysa waajibka kasaaran waaridka caruurtoodu dhigtaan schoolada publiga ah iyo qatarta ay leedahay. waxaa sidoo kale sheekhu ka hadlay sida saxda ah oo lagama maarmaanka ah looga baahan yahay waaridk in ay u hadlaan quuqda ay caruurtoodu leeyahiin iyaga…

Muxaadaradii sh Mohamed Umal ee ahee Fadlu Cilmi walculama Muxaadaradii sh Mohamed Umal oo kaga hadlay fadliga uu leeyahay Cilmiga iyo Culimada waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan oo ayna ka soo qayb galeen dadweene aad u faro badan shiikhu waxa aad oga hadlay una qaadaa dhigay baahida ay dadku u qabaan…

Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada Ku Leedahay: Sh. C/raxmaan Sh. Cumar Geeridii Sh Abdiwali Abdullahi Allah u naxariistee isaga iyo Culimadii ka horeysay Dhamaantood   TAARIIKHDII SH ABDIWAI ABDULLAHI OO KOOBAN   Tacsidii iyo Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayey Sh abdiwali Abdullahi : Somalida  Masjidka wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapoli,   MN…

    Minisota:-Allah wuxuu yidhi isagoo ka sheekaedynaya Nabi Ibrahim,ولا تخزني يوم يُبعثون* يوم لا ينفع مال ولا بنون إلا من أتى الله بقلب سليم “Allow ha I hoojin maalinta la isa soo saarayo, maalinta aan maal iyo caruur  waxba tareeyn qof Allah qalbi fayoow ula yimid ma ahee” Waxaan rabaa qormadan hadduu alle idmo…

<iframe width=”420″ height=”315″ src=”http://www.youtube.com/embed/TTcrhXxCq9g” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

  <iframe width=”300″ height=”169″ src=”http://www.youtube.com/embed/ntMZbknGeuU” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Follow us: