Ciid Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صلاح الأ عمال Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo anaga iyo idinkaba acmaasha khayrka ah oo dhan. Sanadkan sanadkiisa illaahay hanagu gaarsiiyo imaan iyo alle ka cabsi. Illaahay Dhamaan muslmiinta…

Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota November 6, 2011 Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd. Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla…

Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota: Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd.  Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla soo socod siindoonaa …

Khayrka kasoo qayb gal oo Imaankaaga siyaadi. Muxaaddaraad dhicidoona Asbuuca soo socda Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Muslimiinta reer Minnesota iyo nawaaxigooda in asbuuca soo socda  Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo  Minnesota  uu marti uyahay  Sh. Maxamed Idris Axmed.  Sh. Maxamed ayaa bixin doona muddada kooban ee uu nasoo booqday khudbo jimce iyo Muxaadaraad kala…

Halkan ka dhegeyso muxaadarooyinkii hore ee Masjid Abuubakar Assidiiq ee Minneapolis…

Muxaadaro ku saabsan taariikhda Soomaaliya oo uu masjid Abubakar ka jeediyey Dr Eenow

Waa muxaadaro ka mid ah kaydka muxaadarooyinka Abuubakar

Booqo bogga kaydka muxaadarooyinka

Follow us: