Qaybtii Labaad ee Tarawihda Masjidka Abubakar live

ما حكم صلاة التراويح وصلاة التهجد ؟ وما هو وقت صلاة التهجد ؟ وما عدد ركعاتها ؟ وهل يجوز لمن صلى الوتر بعد الانتهاء من التراويح أن يصلي التهجد أم لا ؟ وهل لابد من اتصال صلاة التراويح بصلاة العشاء بأن تكون بعدها مباشرة ، أم أنه يجوز لو اتفق...

Continue reading

Duruusu Ramadan 2014 Sh. Abdirisaq Hashi

Fadlan ka soo qaybgal wanaagsan Afurka Jamaciga ah ee Masjida Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Duruus Ramadanka loogu talo galay ayaa kabaxda Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center oo loogu talo galay in ay afurka ku sugaan dadka muslimiinta ah oo ka Afura bisha barakaysan ee Ramadan Masjidka, waxaa si fiican...

Continue reading

Tarawiihda Masjidka Abubakar live

In the blessed month of Ramadan, There will Tafser Qur’an by Sheikh Yusuf Adan everyday except Friday after Salatu Asar and Everyday one hour before Iftar time there will Halaqa in the Masjid because everyday about 300 people make iftar in the Masjid Abubakar (The details and schedules for these...

Continue reading

Ramadan will start Sunday Jun 29/2014

Abubakar As-Saddique Islamic Center Ramadan Program Highlights, Rules & Arrangements 1. Group Iftar: Group Iftar will be offered throughout the month of Ramadan daily. If you would like to sponsor Iftar, please contact the office or donate online. Full sponsorship for one person for a month costs $175. 2. Taraweeh...

Continue reading

Abubakar: Ciidii Minneapolis oo u dhacday si wanaagasan 1432H

Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabigiisana Nabad galyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato Ciidul Fitr-ga sanadkan 1432H ayaa si wanaagsan kusoo gabagabowday illaahay fadligii, waxaa lagu ciiday sidii caadadda ahaan jirtay Minneapolis Convention Center oo ah meesha ugu wayn oo shirarka lagu qabsado gobolada la isku yiraahdo Midwest-ga. Waxaa la...

Continue reading

Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan

Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan Ilaahay ayaa Mahad leh Nabigiisana korkiisa Naxariis ha ahaato. Masaajidka Abubakar As-Saddique oo ah Masaajidka labaad ee ugu wayn Maraykankaa sida cilmi baaris lagu wado Xarumaha Islaamiga ah oo ku yaar Maraykanka oo soo bixi doonta dhowaan ay hor dhac...

Continue reading