Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Asalamu Calaykum Waraxmah Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo naxariisna Nabigiisa korkiisa ha ahaato. Markaska Abubakar Maamulkiisa iyo Jamaacadiisa waxay tahniyad soo dhawayn Bisha Rammadaan ee barakaysan u dirayaan dhamaan ummada Islaamka, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed. Si khaasa Maamulka Abuubakar wuxuu  bisha Rammadaan ugu hambalyeynayaa dhamaan Jamaacada Masaajidka. Waxaa caawa ka bilowday Masaajidka…

Follow us: