Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Imamaka Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center Sh. Abdirisaq Hashi oo ka hadlay fadliga iyo waajibaaka Bisha Barakaysan waxay aheed muxaadaro aad iyo aad u diyaarsan oo sheekha uu ku cadeeyay qiimaha iyo xushmada ay naga mudan tahay bisha barakaysan iyo waxa laga filayo qofka santa oo islaam ah in uu sameeyo oo ay ugu horeyso…

Sheikh Yusuf Adan oo ka bilaabay tafsiirka Quraanka Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis Minnesota Bisha Barakaysan ee Ramadan waxaa uuna dhameenayaa bisha barkaysan labada juz ee ugu hooseeya quraan juz cama iy juz tabaarak waxaa ilaah macadiis ah sidoo in dad badan ka faaidaystaan sheikh

Imaamka Masjida Abuubakar As-Saddique Islamic Center Sheekh C/raxmaan Sheikh Omar ayaa maanta kaga hadalay khubadii Jimcada fadliga ay leedahay bisha barakaysan ee Ramadan iyo sida ay muhiim u tahay in uu qof walba oo islam ah ka faaidaysto fursadan cumriga ah oo laga yaabaa in aysan markale ku soo mari sidoo kale waxa uu sheekhu…

Follow us: