Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka dhowrsataan wuxuu iddin yeelayaa faraj (nabad gelyo) wuxuuna asturi dambigiina. (anfaal 29)}. Sida aynu wada ogsoonahay Eebe nooma abuuran dheel-dheel wax walbana waa naloo kala cadeeyey. Ajasha (mudada) qofka…

Sh. Abdirahman Yusuf and Sh. Abdirahman Sh. Omar @ Mutamarkii 14aad ee Isutaga Golaha Imaamyada Somaaliyeed Waqoyiga Ameerika December 25-29, 2013 Seattle, WA

Masjid Abubakar waxaa kabaxa dawro loogu talo galay du’aada mustaqbalka oo soconanysa waqti kooban waxaana ka mid ah tasfiirka quraanka kariimaka ah oo latasfiirayo loona aqrinayo si kooban oo dag-dag ah kadibana laysku imtixaanayo qofkii guulaystana la siinayo shahaadooyin iyo jaaizooyin الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012

Casharrada duruusta ah ee ka bixi doona Masjid Abuubakar

Halkan waxaa lagu daabaci doonaa Duruusta ka baxda Masjid Abuubakar, insha Allah ee ha u dayma la’aan..   Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal xaafadda u dhaw cedar oo ku taal Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Waxaana booska masjidka la iibiyey Taariikhdu markay ahayd july 29/2005. Waxuuna ku yaala 2824 13TH Avenue South Minneapolis,…

Follow us: