Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

In the blessed month of Ramadan, There will Tafser Qur’an by Sheikh Yusuf Adan everyday except Friday after Salatu Asar and Everyday one hour before Iftar time there will Halaqa in the Masjid because everyday about 300 people make iftar in the Masjid Abubakar (The details and schedules for these activities will be announced at…

Tarawiihda Masjida Abubakar As-Saddique Islamic Center waxaa lagu tukadaa Habeen walba after salaada Ishaha waqtiga uu soo galo Magaalada Minneapolis oo ku beegan 10:51pm marka la tukadao wax yarkadib lagalaa salada Tarawihda waxaana sanadkan nasiib u yeelanay in uu natujiyo Qaariga ama Imamka Masjidka Abubakar Macalin Abdinasir Farah

Masdjid Abubakar As-Saddique Islamic Center waxaa maalin walba afurka hortii kabaxa Duruus Ramadan oo loogu talogalay in lagu xaliyo masaisha Ramadanka iyo cashiro in daba socda oo joogto ah, waxaa shiikhu akhriyaa khitaab yar oo uu ugu talo galay in uu dhamaado bisha barakaysan ee ramadaan

The Abubakar As-Saddique Islamic Center hosting everyday special iftars for Muslims and their friends. Enjoy the tradition of breaking fast with your loved ones. Invite your family and friends to join us for a discussion and dinner.

Imamaka Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center Sh. Abdirisaq Hashi oo ka hadlay fadliga iyo waajibaaka Bisha Barakaysan waxay aheed muxaadaro aad iyo aad u diyaarsan oo sheekha uu ku cadeeyay qiimaha iyo xushmada ay naga mudan tahay bisha barakaysan iyo waxa laga filayo qofka santa oo islaam ah in uu sameeyo oo ay ugu horeyso…

Sheikh Yusuf Adan oo ka bilaabay tafsiirka Quraanka Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis Minnesota Bisha Barakaysan ee Ramadan waxaa uuna dhameenayaa bisha barkaysan labada juz ee ugu hooseeya quraan juz cama iy juz tabaarak waxaa ilaah macadiis ah sidoo in dad badan ka faaidaystaan sheikh

Follow us: