Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Asalamu Calaykum Waraxmah Barbaarinta caruurta muxaadaradii sheekh Nuuh Sidoo kale waxaa muxaadardii meesha ka sii waday sheekh Nuuh oo isagana aad ugu hadlay tarbiyada caruurta inay tahay waajib laga maarmaan ah oo larabo waaridka in ay aad ugu dadaalaan, sidoo kale sheeku waxa ka hadlay dhaqan xumada ka jirta wadankan iyo sida ay caruurteenu khatar…

Abubakar Minneapolis eid al-adha-2011

Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta  usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1433H  ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada Minneapolis, goobta loo yaqaan.Minneapolis Convention Center. sawirada qaar kamid ah ciida halkan  ka daalaco Ciida Sanadkan ayaa dadka yimid  aad u…

Xarunta Abubakar Islamic Center ee Minneapolis

Masjid Abuubakar waxa uu ku yaal Minneapolis

Xarunta Islamic Center ee Minneapolis

Masjid Abubakar waxaa kabaxa dawro loogu talo galay du’aada mustaqbalka oo soconanysa waqti kooban waxaana ka mid ah tasfiirka quraanka kariimaka ah oo latasfiirayo loona aqrinayo si kooban oo dag-dag ah kadibana laysku imtixaanayo qofkii guulaystana la siinayo shahaadooyin iyo jaaizooyin الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012 Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal…

Follow us: