Xafladdii Qalin Jebinta ee Dugsiga Abuubakar Saddiiq ee Minneapolis

Print

March 2011: Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey.

Video Halkan ka daawo