Duruusta ka baxda Masjid Abuubakar

Print

Halkan waxaa lagu daabaci doonaa Duruusta ka baxda Masjid Abuubakar, insha Allah ee ha u dayma la’aan..

 


Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal xaafadda u dhaw cedar oo ku taal Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Waxaana booska masjidka la iibiyey Taariikhdu markay ahayd july 29/2005. Waxuuna ku yaala 2824 13TH Avenue South Minneapolis, MN 55407. Baaxadda uu ku fadhiyaa waa 60,000 Square Feet oo ku yaal dhul ah 95000 sq land (2 Acres). Waxana uu 3 daqiiqo u jiraa wadooyinka waaweyn sida Highway 35W iyo 94. Dariska iyo Xaafad wanaagsan iyo meelo ganacsi oo waawayn. Gaadiidka Bus waa u dhow yahay, meesha gawaarida la dhigto ama Paking-ku waa 100 iyo in ka badan. Qiimaha laga bixiyey masaajidka waa lacag dhan 1,700,000,00.