الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012

Abuubakar.org June 28, 2011 0
الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012

Masjid Abubakar waxaa kabaxa dawro loogu talo galay du’aada mustaqbalka oo soconanysa waqti kooban waxaana ka mid ah
tasfiirka quraanka kariimaka ah oo latasfiirayo loona aqrinayo si kooban oo dag-dag ah
kadibana laysku imtixaanayo qofkii guulaystana la siinayo shahaadooyin iyo jaaizooyin


الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012

Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal xaafadda u dhaw cedar oo ku taal Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Xarunta Masjid Abuubakar waa xarun laga barto culuunta kala duwan.

Waxaana booska masjidka la iibiyey Taariikhdu markay ahayd july 29/2005. Waxuuna ku yaala 2824 13TH Avenue South Minneapolis, MN 55407. Baaxadda uu ku fadhiyaa waa 60,000 Square Feet oo ku yaal dhul ah 95000 sq land (2 Acres). Waxana uu 3 daqiiqo u jiraa wadooyinka waaweyn sida Highway 35W iyo 94. Dariska iyo Xaafad wanaagsan iyo meelo ganacsi oo waawayn. Gaadiidka Bus waa u dhow yahay, meesha gawaarida la dhigto ama Paking-ku waa 100 iyo in ka badan. Qiimaha laga bixiyey masaajidka waa lacag dhan 1,700,000,00.

Leave A Response »