Daily Archives: July 6, 2011 »
Faah faahin Nadwadii Dacwada ee ka dhacday Abubakar iyo Dhalinyaro damacday inay qasto
Nadwada ayaa ka hadlaysay Taariikhda Dacwada, Aadaabta dacwada iyo Miraha dacwada. Dhagays Sh. C/risaaq oo faah faahinaya siday wax u dhaceen. Waxaa Isniintii lagu Qabtay Masjid Abubakar Assidique, Minneapolis, Nadwo ay ka qayb galeen
Read More »






