Monthly Archives: August 2011 »

Minneapolis: Xarunta Abubakar oo direysa Tahniyadda Ciidda iyo Goobta Salaada Ciida

Minneapolis: Xarunta Abubakar oo direysa Tahniyadda Ciidda iyo Goobta Salaada Ciida

Abuubakar.org August 30, 2011 0

Taqabalalaahu minaa wa minkum Saalixal Acmaal, Ciid Mubaarak, Ciid wanaagsan. Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center Culimmadeeda iyo Maamulkeeda waxay muslimiinta u dirayaan hambalyada Ciidul Fitriga sanadka 1432 ee Hijradii Nabiga kadib. Waxaan idin leenahay

Read More »
Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan

Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan

Abuubakar.org August 29, 2011 0

Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan Ilaahay ayaa Mahad leh Nabigiisana korkiisa Naxariis ha ahaato. Masaajidka Abubakar As-Saddique oo ah Masaajidka labaad ee ugu wayn Maraykankaa sida cilmi baaris lagu

Read More »
Rammadaan Mubaarak, ilaahay hanaga wada aqbalo

Rammadaan Mubaarak, ilaahay hanaga wada aqbalo

Abuubakar.org August 1, 2011 0

Asalamu Calaykum Waraxmah Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo naxariisna Nabigiisa korkiisa ha ahaato. Markaska Abubakar Maamulkiisa iyo Jamaacadiisa waxay tahniyad soo dhawayn Bisha Rammadaan ee barakaysan u dirayaan dhamaan ummada Islaamka,

Read More »