Khayrka kasoo qayb gal oo Imaankaaga siyaadi.
Muxaaddaraad dhicidoona Asbuuca soo socda
Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Muslimiinta reer Minnesota iyo nawaaxigooda in asbuuca soo socda Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Minnesota uu marti uyahay Sh. Maxamed Idris Axmed. Sh. Maxamed ayaa bixin doona muddada kooban ee uu nasoo booqday khudbo jimce iyo Muxaadaraad kala duwan, waxaan idin ku boorinaynaa inaad kasoo qayb gashaan, kana faa’iidaysataan fursadaan qaaliga ah.
Khudbadda Jimcaha “Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay”
Muxaadarada Jimcaha Bacdal Maqrib “ Tobanka Dul-Hijja (Arafo) iyo Fadligooda”
Muxaaddarada Axadda bacdal Casar Dumarka kaliya “21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur”
Maalmaha Jimcaha – Isniinta Salaada Subax kadib “ wacdi kooban ayaa Sheikhu bixin doonaa insha allaah”
Fadlan Fasaxaaga khayr ku qaado, nagala qayb qaado camirida Masaajidka illaahay.
Date
Friday, October 28, 2011
Sunday, October 30, 2011
Time
Friday: 6:00pm
Sunday: 4:00pm
Location:
Abuubakar As-Saddique Islamic Center
2824 13th Avenue South
Minneapolis, MN 55407
Faah faahin intaa dheer fadlan soo wac 612-871-8600 Ex:0 ama aaic@abuubakar.org











