Xurmadda Dhiiga Muslimiinta-Sh. C/raxman Sh. Cumar

Abuubakar.org October 18, 2011 0
Xurmadda Dhiiga Muslimiinta-Sh. C/raxman Sh. Cumar

Sh. C/raxman Sh. Cumar ayaa khudbadii Jimcaha October 14, 2011 Masaajidka Abuubakar As-Saddique Islamic Center uga hadlay “Xurmadda Dhiiga Muslimiintu uu leeyahay. Sh. C/raxmaan ayaa arintaas aad ugu dheeraaday, soona sardiyey Daliilo baddan oo isugu jira Ayaad Qur’aan ah, Axaadiis iyo hadalo kasugnaaday Salafkii Saalixa ahaa. Sh. ayaa cadeeyey inaysan meela diinta cadayn looga helayn in dhiig Muslim xaqdaro lagu daadiyo. Khudbada qaybtii Af-Soomaaliga ahayd ka dhagayso hoos.

Khudbadii Jimacadda ee October 14, 2011 (Sh. C/ramaan Sh. Cumar) – Hoos ka dhegeyso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Leave A Response »