Monthly Archives: November 2011 »
Abubakar: 20 kun in ka badan oo ku Ciiday Minneapolis 1432H/2011
Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1432H ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada
Read More »Hambalyada Ciida Masjid Abuubakar, goorta iyo goobta lagu tukanayo
Ciid Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صلاح الأ عمال Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo
Read More »







