Monthly Archives: December 2011 »
Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin| Daawo 10 Muxaadaro Dec 9-11, 2011
Asalaamu Calaykum Waraxmah Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر
Read More »Taariikhdii Dr. Axmed iyo Manhajkiisii Sh.Maxamed Idris
“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.” hadal uu yiri
Read More »Khudbadii Jimcada oo dilkii Dr. Axmed looga hadlay
Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada selefka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummada Soomaaliyeed u wayday Caalim
Read More »Saamayta Dhimmashada Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة
Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Xarunta Abubakar ayaa Tacsi khaasa u diraysa dhamaan eheladii iyo qaraabadii Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan Ilaahay ka geeriyooday inuu samir iyo badal khayr qaba siiyo, sidaa si leeg waxaan
Read More »










