Asalaamu Calaykum Waraxmah
Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر فقد العلماء على الأمة Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada ku Leedahay” Muxaadarooyinkaan oo aad muhiim u ah kana faa’iidaysteen dad farabadan ayaa kuna soo aaday xili aad u xasaasi ah oo ah Dilkii loogu gaystay Boosaaso Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman illaahay ha u naxariistee. Muxaadarooyinkaan ayaa ah kuwa ka sheekaynayaa taariikhdii Dacwada iyo sidii lagu soo gaarsiiyey marxalada ay maanta marayso, iyo dadkii dacwadaan soo unkay oo uu ka mid ahaa Dr. Axmed, sidoo kale waxaa laga hadlay Manhajka Dacwada Salafiyada Soomaaliya. Waxaan idiin rajaynaynaa inaad ka faa’iidaysan doontaan. Illaahay hanaga dhigo kuwa hadalka dhagaysta kiisa wanaagsana qaata.
Waraysi Xasan Dhooye Idaacada VOA kala yeelatay Kulan Diineedka iyo Bayaanka kasoo baxay hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada Ku Leedahay: Sh. C/raxmaan Sh. Cumar
Banaysiga Dhiiga Qofka Islaamka Ah| Sh Axmed Nuur
TAARIIKHDII SH,DR AXMED XAJI C/MAAN- SH. MAXAMED IDIRIS
Isaga digida banaysiga dhiiga Culimanada iyo muslimiinta|Sh. Cabdullahi Ibraahim
Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Abdiraxman: Somali Media MN
Dilidda culimmadu waa dhaqanka firqooyinka lumay Sh. C/risaq Sancaani
Dhexdhexaysiga Khawaarijta iyo Murji’ada| Sh Axmed Nuur
Dhibka Xagee Nooga Yimi Sideese Looga Baxaa Sh. Max’ed Idriis
Bayaankii Culummada Ku Kulmay Kulan Diineed Ka Dhacay MPLS MN kasoo baxay
Musiibo Marka Ay Dhacdo Qofka Muslimka Waxaaa Looga Bahan Yahay (Ku sabrida marka aad waydo qofka aad jeceshay) Sh. C/risaaq Xaashi











