All posts by Abuubakar.org »
Tartankii Macadka Abubakar As-Saddique Islamic Center 12-29-2013
Taariikhdu markay aheed 12-29-2013 Dhamaadkii Winter Break Event Masjid Abubakar ayaa ardayda macadka shariicada Islamiga ah ee abubakar waxay soo bandhigeen tartan aad iyo aad u xiiso badan oo ay ku tartamayeen maadooyinka ka
Read More »Abubakar As-Saddique Islamic Center Winter Break Event 12/25/12—-12/30/12
waxaa Bishaaro noo ah in winter break sanadkan 12/25/12—-12/30/12 masaajidkeenu uu qaban qaabiyay program aad wax tar ugu leh jaaliyada soomaaliyee oo koobaya baahida bulshadeena haddii ay ahaan laheed xaga aqoonta diinta ah oo
Read More »Tartankii Ardayda Macadka Abubakar
Tartankii Macahadka Abubakar As-Saddique Islamic Center Waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan kana hadlaysa waajibka kasaaran waaridka caruurtoodu dhigtaan schoolada publiga ah iyo qatarta ay leedahay. waxaa sidoo kale sheekhu ka
Read More »Muxaadaradii Sh Nuuh uu ka jeediyay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis
Asalamu Calaykum Waraxmah Barbaarinta caruurta muxaadaradii sheekh Nuuh Sidoo kale waxaa muxaadardii meesha ka sii waday sheekh Nuuh oo isagana aad ugu hadlay tarbiyada caruurta inay tahay waajib laga maarmaan ah oo larabo waaridka
Read More »video converse Sh Mohamed Umal 11/24/2012 at Masjid Abubakar As-Saddique Minneapolis
Muxaadaradii sh Mohamed Umal ee ahee Fadlu Cilmi walculama Muxaadaradii sh Mohamed Umal oo kaga hadlay fadliga uu leeyahay Cilmiga iyo Culimada waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan oo ayna ka
Read More »














