Khudbo-Jimce »

Khudbadii Jimcada oo dilkii Dr. Axmed looga hadlay

Khudbadii Jimcada oo dilkii Dr. Axmed looga hadlay

Abuubakar.org December 10, 2011 0

Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada selefka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummada Soomaaliyeed u wayday Caalim

Read More »
Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay”

Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay”

Abuubakar.org October 28, 2011 0

Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota: Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad

Read More »
Daah ka qaadidda Wajiyadda Beenaalayaasha iyo xaqiiqada dadka xiran

Daah ka qaadidda Wajiyadda Beenaalayaasha iyo xaqiiqada dadka xiran

Abuubakar.org October 22, 2011 3

Asalamu Calaykum Waraxmah Daah ka qaadidda Wajiyadda Beenaalayaasha. Sh. C/raxmaan Sh. Cumar oo maanta khudbada kusoo qaatay been abuur lafaafiyey iyadoo wajiyo badan oo kale gadisan la adeegsanayo, muslimiintana uga digay inay iska ilaaliyaan

Read More »
Xurmadda Dhiiga Muslimiinta-Sh. C/raxman Sh. Cumar

Xurmadda Dhiiga Muslimiinta-Sh. C/raxman Sh. Cumar

Abuubakar.org October 18, 2011 0

Sh. C/raxman Sh. Cumar ayaa khudbadii Jimcaha October 14, 2011 Masaajidka Abuubakar As-Saddique Islamic Center uga hadlay “Xurmadda Dhiiga Muslimiintu uu leeyahay. Sh. C/raxmaan ayaa arintaas aad ugu dheeraaday, soona sardiyey Daliilo baddan oo

Read More »
Banaysiga Danbiyada waawayn wuxuu keenayaa gaalnimo-Sh. C/risaaq Xaashi

Banaysiga Danbiyada waawayn wuxuu keenayaa gaalnimo-Sh. C/risaaq Xaashi

Abuubakar.org October 18, 2011 0

Sh. C/risaaq ayaa October 7, 2011 kahadlay dunuubta hadii la xalaashado keeni kara diin ka baxa, khudbadda ayaa Sheekhu kaga hadlay dunuub badan oo hadii qofku banaysto diintiisa khatar ku keeni karta, sida; Sinada,

Read More »
C/rizaaq Xaashi: Khudbo Jimce

C/rizaaq Xaashi: Khudbo Jimce

Abuubakar.org June 28, 2011 0

Masjid Abuubakar ee Minneapolis, Khudbo jimce

Read More »
Khudbo Jimce oo uu jeediyey Sheikh C/raxmaan

Khudbo Jimce oo uu jeediyey Sheikh C/raxmaan

Abuubakar.org June 28, 2011 0

Khubaddan waxaa jeediyey Sheikh C/raxmaan Sheikh Cumar  

Read More »
Dunuubta iyo Raadkeeda Sh Abdirahman Sh Omar

Dunuubta iyo Raadkeeda Sh Abdirahman Sh Omar

Abuubakar.org June 28, 2011 0

Khudaba Jimcada ee uu jeediyey Sheikh C/raxmaan Sheikh Cumar

Read More »
Khudbad Jimce ku saabsan Zinnadda – waxaa soo jeediyey Sh Abdirasak Hashi

Khudbad Jimce ku saabsan Zinnadda – waxaa soo jeediyey Sh Abdirasak Hashi

Abuubakar.org June 28, 2011 0

Khudbad Jimce ku saabsan Zinnadda  

Read More »