Muxaadaro »
Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin| Daawo 10 Muxaadaro Dec 9-11, 2011
Asalaamu Calaykum Waraxmah Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر
Read More »Taariikhdii Dr. Axmed iyo Manhajkiisii Sh.Maxamed Idris
“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.” hadal uu yiri
Read More »Hambalyada Ciida Masjid Abuubakar, goorta iyo goobta lagu tukanayo
Ciid Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صلاح الأ عمال Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo
Read More »Muxaadaro: 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur
Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota November 6, 2011 Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda Ogaysiinayaa in Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo
Read More »Fadliga Tobanka bisha Dul-Hijjah (Arafo) Sh. Maxamed Idris
Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota: Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda Ogaysiinayaa in Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad
Read More »Ogaysiis: 21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur-Sh. Maxamed Idris
Khayrka kasoo qayb gal oo Imaankaaga siyaadi. Muxaaddaraad dhicidoona Asbuuca soo socda Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Muslimiinta reer Minnesota iyo nawaaxigooda in asbuuca soo socda Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Minnesota uu marti
Read More »Muxaadarooyinkii hore ee kaydka Abuubakar
Halkan ka dhegeyso muxaadarooyinkii hore ee Masjid Abuubakar Assidiiq ee Minneapolis
Read More »Taariikhda Somalia – Dr Sadiq Enow
Muxaadaro ku saabsan taariikhda Soomaaliya oo uu masjid Abubakar ka jeediyey Dr Eenow
Read More »Dhibaatada adduunyadda – Sh Abdirihiim Abu- Caynayn
Waa muxaadaro ka mid ah kaydka muxaadarooyinka Abuubakar
Read More »















