Ramadan »
Abubakar: Ciidii Minneapolis oo u dhacday si wanaagasan 1432H
Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabigiisana Nabad galyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato Ciidul Fitr-ga sanadkan 1432H ayaa si wanaagsan kusoo gabagabowday illaahay fadligii, waxaa lagu ciiday sidii caadadda ahaan jirtay Minneapolis Convention Center
Read More »Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan
Warbixin kusaabsan Xarunta Abubakar Minneapolis iyo habeenka 27-aad ee Rammadaan Ilaahay ayaa Mahad leh Nabigiisana korkiisa Naxariis ha ahaato. Masaajidka Abubakar As-Saddique oo ah Masaajidka labaad ee ugu wayn Maraykankaa sida cilmi baaris lagu
Read More »Rammadaan Mubaarak, ilaahay hanaga wada aqbalo
Asalamu Calaykum Waraxmah Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo naxariisna Nabigiisa korkiisa ha ahaato. Markaska Abubakar Maamulkiisa iyo Jamaacadiisa waxay tahniyad soo dhawayn Bisha Rammadaan ee barakaysan u dirayaan dhamaan ummada Islaamka,
Read More »








