Abuubakar.org

Winter break program: From the Darkness to the Light Find your Identity

Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin| Daawo 10 Muxaadaro Dec 9-11, 2011
Asalaamu Calaykum Waraxmah

Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر فقد العلماء على الأمة Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada ku Leedahay” Muxaadarooyinkaan oo aad muhiim u ah kana faa’iidaysteen dad farabadan ayaa kuna soo aaday xili aad u xasaasi ah oo ah Dilkii loogu gaystay Boosaaso Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman illaahay ha u naxariistee. Muxaadarooyinkaan ayaa ah kuwa ka sheekaynayaa taariikhdii Dacwada iyo sidii lagu soo gaarsiiyey marxalada ay maanta marayso, iyo dadkii dacwadaan soo unkay oo uu ka mid ahaa Dr. Axmed, sidoo kale waxaa laga hadlay Manhajka Dacwada Salafiyada Soomaaliya. Waxaan idiin rajaynaynaa inaad ka faa’iidaysan doontaan. Illaahay hanaga dhigo kuwa hadalka dhagaysta kiisa wanaagsana qaata.

Waraysi Xasan Dhooye Idaacada VOA kala yeelatay Kulan Diineedka iyo Bayaanka kasoo baxay hoos ka dhagayso

Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada Ku Leedahay: Sh. C/raxmaan Sh. Cumar

Banaysiga Dhiiga Qofka Islaamka Ah| Sh Axmed Nuur

TAARIIKHDII SH,DR AXMED XAJI C/MAAN- SH. MAXAMED IDIRIS

Isaga digida banaysiga dhiiga Culimanada iyo muslimiinta|Sh. Cabdullahi Ibraahim

Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Abdiraxman: Somali Media MN

Dilidda culimmadu waa dhaqanka firqooyinka lumay Sh. C/risaq Sancaani

Dhexdhexaysiga Khawaarijta iyo Murji’ada| Sh Axmed Nuur

Dhibka Xagee Nooga Yimi Sideese Looga Baxaa Sh. Max’ed Idriis

Bayaankii Culummada Ku Kulmay Kulan Diineed Ka Dhacay MPLS MN kasoo baxay

Musiibo Marka Ay Dhacdo Qofka Muslimka Waxaaa Looga Bahan Yahay (Ku sabrida marka aad waydo qofka aad jeceshay) Sh. C/risaaq Xaashi

Taariikhdii Dr. Axmed iyo Manhajkiisii Sh.Maxamed Idris
“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.” hadal uu yiri Dr. Axmed Xaaji Cabdirxamaan intii uu noolaa…

Taariikhdii Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Nadwadii cilmiga ahayd loogana hadlayey culimmada iyo booskay ummada uga jiraan ayaa maalinteedii labaad kasocota Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis, Nadwada qaybteeda maanta ayaa aad muhiim u ahayd waxaana lagu soo bandhigay cilmi, kor uqaadida arigtida ummada iyo macluumaad fara badan oo wax ku ool ah.

Muxaadaro ku saabsan taariikhdii marxuum Sheikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo lagu diley Boosaaso ayaa December 10, 2011 lagu qabtay masjidka Abuubakar Asidiiq ee magaalada Minneapolis, waxaana ugu horayn ka hadlay Sheikh Maxamed idris, oo marka hore ku xeel dheeraaday masuubada la soo gudboonaata Mujtamaca aan ka dhiidhiyin culimadooda oo lagu dhex laayo, ama lagu dhex dhibo.

Sheikh Maxamed Idiris waxa uu aad uga hadlay taariikhdii, noloshii iyo waxbarashadii Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan iyo sidii loo diley.

Waxana uu hordhac ahaan ka hadlay Masuubada Ummadda Islaamka soo martay waxaa ugu weyneyd Geeridii Nebi Muxamed Nabad gelyo in Naxariisi Korkiisa ha ahaate (NNKH), sababtoo ah waxaa halkaas ku go’ay waxyigii Rasuulka NNKH. Nebiyadu kama tegin xoolo/maal ee waxay ka tageen dhaxal cilmi. Waxaana Nebiga cilmigiisa dhaxlay Culimada.

Sh. Maxamed Idiris oo arrintaas ka hadlayey waxa uu yiri:

Culimadu waa sida il biyo ka burqanayaan oo macaan oo dadku ka cabayaan, haddii culimadu dhimato waxaa go’aysa isha ay dadku ka cabayeen. Ummaddan majiro nebi ka dambeeyey Nebi Muxamad oo u soo baxaya, laakiin waxay leeyihiin cilimo uu Allah ku xafiday diinta. Allah ayaana ballan qaaday in diinta Islaamka ee uu soo dejiyey inuu xafidayo, culimada ayaana ka mid ah waxyaabaha Allah ku xafido diinta.

Sidaas daraadeed cilimada geerideedu waa masiibo ay tahay in laga tiiraanyoodo. Haddii ay meesha ka baxaana waxaa meesha ka baxaya cilmigii ay xambaarsanaayeen.

Geeridaas waxaa ka sii daran in ay ku dhintaan gardaro, xaq darro ah. Ummadda culimada lagu dhex laayona khatar ayey galayaan, waayo dadkii diinta xambaarsanaa oo la dilayo si gardaro ama lagu xumaynayo ama lagu ciqaabayo dhexdooda ayagoo aan ka qiiroonayn, ummaddaasi waxay ku jirtaa khatar.

Sheikh Dr. Axmed Xaaji waxaa la diley isagoo Sooman oo salaadda Subax soo tukadey

9kii Muxarram (Isniinta 9 Muxarram 1433 H — 12/5/2011) isagoo ka soo baxay masjidka, soona tukadey salaaddii subax, oo ay tahay bil xurma leh, oo uu xajka ka soo noqday, oo uu subaxdaas soomaanaa sagaalaadka ayaa la diley. Markii la dilayey waxaa la socdey nin kale, sida uu nikaasi sheegay waxaa u yimid laba nin oo dhallinyaro ah, waxayna rasaas ku fureen Sheikh Dr. Axmed iyagoo la kor tegey si ay ugu hubsadaan in uu dhintay, sida uu sheegay ninkii la socdey.

Habeen ka horeeyey geeridiisii waxa Dr. Axmed Xaaji uu muxaadaro ka jeediyey Masjid Rowda ee magaalada Boosaaso oo uu ku baaqayey in la caawiyo dadkii masiibadu ka soo gaartey dabkii ka dhacay magaalada Boosaaso. Waxaana hadalladiisii habeenkaas ka mid ahaa in aan adduunkaan cidna loo deynayn.

Dr. Axmed Xaaji Waxa uu Shahaadada ugu saraysa ka qaatay Jaamac u taal Sucuudiga

Sheikh Maxamed Idiris oo ka warbixinayey taariikhdii Sheikh Dr Axmed Xaaji waxa uu yiri:

Dr. Axmed waxaan is baranay markii uu usoo wareegey dalka Sucuudiga sannadkii 1986dii si uu uga barto culuunta sharciga. Waqtigaas oo aan ku sugnaa Sucuudiga ayaan is barangay.

Magaciisa oo uu buuxa waa Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan Maxamed Xirsi Samatar, waxana uu sannadkii 1958-dii ku dhashay magaalada Gaalkacayo. Aabahiis waxa uu ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid aha halgamayaashii Soomaaliyeed ee SYL ka tirsanaa. Hooyadiis waa Faadumo Cismaan Yuusuf Keenadiid oo ah qoys aad loo yaqaan. Quraankana waxaa baray macallin Daahir.

Dugsigii Sare waxa uu ka dhigtay Muqdisho oo uu wax ka bartay dugsi ay Masaari wax ka dhigi jirtey. Markii uu dhamaytay dugsiga sare, derejeda ugu saraysa, ayaa waxaa deeq-waxbarasho loogu qaaday dalka Ciraaq, halkaas oo uu wax ka soo bartay machad academy oo uu afar sano kaddib sarkaalnimo kaga soo baxay. 20-ji ayuuna ahaa markuu tegey Ciraaq.

Markii uu Soomaaliya ku soo noqday waa ka ruqsaysatay ciidamada.

Sheikh Axmed Xaaji waxa uu ahaa ehelu diin. Taas si uu u sii xoojiyo waxa uu 1986-dii tegey Saacuudiga, si uu u barto Shareecada. Waxana laga aqbalay kulliyada Ummu-quraa. Waxa uu ahaa ardayga ugu derejada sareeyey ardaydii laga qaaday imtixaankii jaamacadda lagu gelayey.

Waxana uu galay jaamacaddaas kulliyadeeda Dacwah & kitaab iyo sunnah. Markii uu dhameeyey waxaa markiiba loo aqbalay Masterka oo uu sii watey jaamacaddii, markii uu taas dhammeeyey waxaa loo aqbalay Phd oo uu 1999 dhameeyey, markaas oo qaatay derejeda ugu saraysa ee jaamacadeed.

Markii waxbarashada dhamaystay ayuu ku laabtay Soomaaliya si uu cilmigiisa ugu faa’iidiiyo dadka Soomaaliyeed. Waxaana halkaas uga sii horeeyey saaxiibkiis Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalle. Waxana uu Dr. Axmed wax ka asaasay Jaamacada Bariga Afrika. Halkaas oo masuulna ka noqday, kana mid noqday macallimiinta jaamacadda.

Sheikh Dr. Axmed Xaaji waxa uu ku dhintay 53-jir, ilaa 20-jirkiisiina waxa uu ku soo dhex jirey fidinta diinta Islaamka. Waxana uu ka soo qayb qaatay saxwooyinkii Islaamka.

Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan waxa uu ahaa nin aad u deggan oo aan xamaasad iyo caadifad wax ku miisaamin. Waxa uu ahaa aftahan, maahmaayaha iyo suugaanta aad u jecel, kuna xeel dheeraa. Waxa uu ahaa nin xishood badan, oo xeerin badan oo dulqaad badan. Waxa uu ahaa nin cibaadaysta, oo adkaarta aan marna hilmaamin oo carrabkiisu uusan ka daalin jirin xuska Allah. Waxa uu ahaa nin aad u caqli badan. Waxana uu ahaa nin sharafkiisa ilaashada, ayuu yiri Sh. Maxamed Idiris.

Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan ma dhici jirin in uu qof wax weydiisto ama cidna in uu waxweydiisto. Mana jeclayn in uu u tago dadka madaxda ah si uu isaga dhawro oo aan loogu malayn in uu wax ka doonayo. Waxana uu ahaa nin aad u cilmi badan oo dadka soo dhaweeya.

Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan waxa uu akhrin jirey kutubta noocyadooda kala duwan, cilmiga Islaamka iyo maadigaba, waxana uu akhrin jirey kutubta ku saabsan waxyaabaha casrigan taagan.

Sheikh Maxamed Idiris oo ku xeel dheeraaday taariikhdii marxuum Sheikh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan waxa uu yiri: Dr. Axmed waxa uu aad isugu taxallujiyey in ummadda Soomaaliyeed ay xal hesho.

“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal” Sheikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Sheikh Idiris waxa uu yiri dhowaan (ka hor geeridiisii) ayaa waraysi lala yeeshay Sheikh Axmed Xaaji waxaa la weydiiyey su’aal ahayd maxaad u dardaarmeysaa Soomaalida, waxana jawaabtiisii ka mid ahayd: Dagaalka labada qof ee Muslimiinta waxbuu dumiyaa ee wax ma dhiso… Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.

Sheikh Muxamed Idiris waxa uu yiri: Dr. Axmed waxa kale oo hadalkiisii ka mid ahaa (isagoo muujinayey sida uusan raali uga ahayn in dalka Soomaaliya ay ajnabi ku soo duulaan): “Dadkii hore maxay ka faa’iideen ajnabiga ay soo kaxaysteen, halkaas waxa wuxuu ku cadaynayey in Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan uusan raali ka ahayn in dalkaas Muslimiinta ah lagu soo duulo ama ajaanib loo soo kaxayso, sida ay culimada oo dhammi aysan raali uga ahayn in dalka Soomaaliya ee Muslimka ah lagu soo duulo, ayuu yiri Sheikh Maxamed Idiris oo akhrinayey hadalkii Sheikh Dr. Axmed Xaaji.

Arrimaha Soomaaliya waxa uu Dr. Axmed Xaaji ka rumaysnaa in dalkaas aan la loogin, ee wada hadal halaga yeesho (oo xalku yahay wada hadal), ayuu yiri Sheikh Maxamed Idiris oo ku dheeraday taariikhda marxuum Sheikh Dr Axmdd Xaaji C/raxmaan.

Sheikh Dr. Axmed Xaaji waxa uu ka tegey afar xaas iyo lix carruur ah. Allah ha u naxariisto.

Sheikh Maxamed Idiris waxa uu Allah ka baryey in uu Allah nolosha ku kashifo kuwii diley Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. In Allah soo shaac saaro oo aduunka ku fadeexeeyo, oo nolosha iyo geerida Allah ku dhibo kuwii diley Sheikh Axmed Xaaji. Waxaana markaas dadkii muxaadarada dhegeysanayey ay yiraahdeen AAMIIN.

Taariikhdaas ku saabsan Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo uu soo jeediyey Sheikh Maxamed Idiris kaddib waxaa dhawr muxaadaro soo jeediyey Sh. C/llaahi Ibraahim, Cabdirsaaq Sancaani, Sheikh C/raxmaan Sheikh Cumar iyo Sheikh Axmed Nuur iyo Sh. C/risaaq Xaashi. Waxaayna dhammaantood xeel dheeraadeen cawaaqib xumida ay la kulmaan dadka culimada laaya ama dhibaateeya.

Muxaadarooyinkaas gabagabadoodii ayaa la weydiiyey su’aal ahayd “Yaa diley Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan?”

Waxaa markaas culimadii kulanka ka hadlay sheegeen in ay jireen hanjabaado hore loogu soo jeediyey Shirkh Dr. Axmed Xaaji, waxaana la akhriyey email uu u soo diray nin qof isku magacaabay Hurre jebel-jaan, kaas oo si kulul ugu dhaartay Sheikh Axmed Xaaji.

Dadkii goobta hadaladooda lagu xusay waxaa ka mid ahaa Sh. Xasan Takar iyo Sh. Xasaan Xuseen oo Masaajidka laga daaray hadaladii ay Culimmada ka yiraahdeen, hadalka Sh. Xasaan hoos ka dhagayso akhri.

Sheekh Xasaan: Halganka maanta dunida kasocda wadaadada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo

Codadkii iyo fadwooyinka loo aanayn nayo in ay ku lug leeyihiin dilkii marxuum Dr. Axmed Xaaji kala soco Video laga duubay muxaadarada (la soco insha Allah…)

Muxaadaradii xalay Sh. Axmed Nuur jeediyey Daawo

Khudbadii Jimcada oo dilkii Dr. Axmed looga hadlay
Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada selefka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummada Soomaaliyeed u wayday Caalim wayn oo culimadeeda ka mid ah. Sh. c/raxmaan ayaa aad uga hadlay Taariikhda Dr. Axmed iyo qiimihiisii, sidoo kale Sheikha ayaa ka hadlay dowrkii uu Dr. Axmed kasoo qaatay dacwada Soomaaliya markii uu yaraa iyo markii uu waxbarashada soo dhamaystay.

Sidoo kale Sheikh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay in aysan Culimmadu xaqa sheegidiisa marna uga waabanayn dhib loo gaysto, sidoo kale Sheikha ayaa ka hadlay is afqabasha, xariga iyo dilku waa dariiqa Daaquudyada, waana dariiq fashil ah, ayuu yiri sheikh C/raxmaan. sheikha ayaa ka hadlay arimo badan fadlan uga bogo inaad dhagaysatid khudbada.

Xarunta Abubakar ee Minneapolis ayaa waxaa maanta ka bilowday Dowro muxaadaraad ah oo loogu magac daray “Saamaynta Dhimashadu Culimadu Ummada ku leedahay” waxaa jeediyey muxaadaradii ugu horaysay oo ah Cinwaanka Nadwada Sh. Abdirahman Sh. Cumar, Sidoo kale Sh. Ahmed Nuur oo ah Imaamka Masaajidka Abuubakar ee Seatle Washington ayaa jeediyey “Isaga digida banaysiga dhiiga muslimiinta” Muxaadarooyinkaas iyo kuwa maalmaha soo socda bixi doona insha allaah waan soo galin doonaa xili aan fogay.

Saamayta Dhimmashada Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة
Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun.

Xarunta Abubakar ayaa Tacsi khaasa u diraysa dhamaan eheladii iyo qaraabadii Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan Ilaahay ka geeriyooday inuu samir iyo badal khayr qaba siiyo, sidaa si leeg waxaan u tacsiyeynaynaa ummada Somaaliyeed oo xidig wayn ka dhacay illaahayna waxaan u waydiinaynaa badal khayr qaba. Sheikha illaahay waxaan uga baryeynaa Janadiisa firdowsa inuu ka waraabiyo.

Masaajidka Abubakar ee Minneapolis ayaa wuxuu marti galinayaa Nadwo cilmiyeed looga hadlayo qodobo muhiim ah oo loogu magac daray “Saamayta Dhimmashada Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة”

Nadwada waxaa lagu qaadaa dhigi doonaa qodobo oo ay ka mid yihiin;

- Taariikhdii iyo Manhajkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan

-Sheikha maxaa loo dilay

-Caalim dhimashadii waa furin aan la owdi karin

-Manhajka Dacwada Salafka

- iyo qaar kaloo badan

Nadwadaan Diiniga iyo Taariikhiga ah ayaa waxay kusoo beegmaysaa kadib markii Sheikh Axmed Muxaram 9-keedii lagu dilay Magaalada Boosaaso, waxaana kasoo qayb galaya Culimo ka kala socota Maraakista Maraykanka.

* Sh. Abdirahman Sh. Omar

* Sh. Mohamed Idris

* Sh. Ahmed Nur

* Sh. Abdullahi Ibrahim

* Sh. Abdirisaq Hashi

* Sh. Mohamed Mursal

* Sh. Abdirisaq Sancani

* Sh. Maxbuub Abdullahi

* Sh. Mohamed Shucayb

Faah faahin fiiri Flayer-ka

Muxaadaro Qayim ah Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxman Allaha ha u naxariistee, Islaamiyiinta Maxay Leeyihiin Maxaase Lagu Leeyahay Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxman

ogaysiis
Ogaysiis

Abubakar: 20 kun in ka badan oo ku Ciiday Minneapolis 1432H/2011
Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta  usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta  Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1432H  ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada Minneapolis, goobta loo yaqaan.Minneapolis Convention Center.

sawirada qaar kamid ah ciida halkan  ka daalaco

Ciida Sanadkan ayaa dadka yimid  aad u badnaa dhowr arimood daraaddood. Muslimiinta reer Minnesota ayaa bartay goobta Musalaha lagu tukado Maadaama Xarunta AAIC ay usoo diyaarinaysay in ka badan toban sano sidoo kale goobta oo ah meel aad u wayn, lehna meelo fara badan oo baabuurta la dhigto iyo irrido badan oo laga soo galo, , arinta labaad ayaa ahayd in ay ciidu kusoo beegantay hawada  oo wanaagsanayd iyo maalin Axad ah. Waxaa kaloo sababaya in dadku sidaas u bataan muslimiinta oo jecel inay jamaacada badan ka qayb galaan farxada ciidana wadaagaan.  Ciidaan ayaa la isku raacay inay ahayd ciidii ugu dadka badnayd, waxaa soo xaadiray goobta ciida cadad aad u farabadan oo lagu qiyaasay in ka badan 20,000 oo qof. Musalaha aayaa aad u buux dhaafay ilaa lagu sigtay in ragii iyo Dumarkii aysan meel banaan u dhaxay.  Muslimiinta ayaa aad ugu duceeyey Culimmada iyo Maamulka Xarunta abuubakar, aadna uga mahad celiyey shaqadda ay u hayaan Muslimiinta.   Salaadii ka dib ayaa Sh. C/laahi Ibraahim goobta Salaada ka jeediyey Khudbad aad u wanaagsan Muslimiintuna xasuusnaan doonaan insha allaah. Khudbada Sheikha ayaa ahayd mid meelo badan taabanaysa, waxay ahayd khudbad guud oo aan meelana dhaafin. hoos ka dhagayso khudbadii oo kooban.  Waxaan ka cudur daaranaynaa khudbadda inaysan dhamaystirayn    Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Masuulka Masaajidka Abuubakar Xasan Dhooye, oo dadka aad ugu mahad celiyey taageerada iyo wax tarka ay Xaruntooda lagarab taagan yihiin. Si khaas ah Maamulaha wuxuu u xusay arimihii ugu danbeeyey ee Masaajidku hirgaliyey, sida;

- Parking-ka masaajid oo  dib loo dhisay

- Security Camera cusub oo Masaajidka oo dhan lagu xiray

- Abubakar Macad oo la hirgaliyey

sawirada qaar kamid ah ciida halkan  ka daalaco

Salaada Ciida ka dib ayaa waxaa Masaajidka ka bilowday Barnaamij ciida loogu tala galay in caruurta looga farxiyo, waxaa loo xiray Masaajidka Parkin-kiisa, waxaana loo dhigay qalab kala duwan.  Salaadii iyo khudbadii ka dib ayaa Muslimiintii bilaabeen inay isu tahniyadeeyaan farxadana wadaagaan. Ciidiina waxay kusoo gaba gabowday Si wanaagsan oo shil la’aan ah. Illaahay ayaan arintaas uga Mahad celinaynaa.  Ugu Danbayntii Xarunta Abuubakar Waxay u mahad celinaysaa walaalaha markasta xoogooda iyo waqtigooda ugu deeqa, sidii loo hir galin lahaa barnaamijta Masaajidka. Ciidaan waxaa ka shaqaynayey in ka badan 100 qof oo dhalin yaro u badan. Jizaakumu laahu khayran.

Waxaa soo diyaariyey

Maamulaha Masaajidka Abubakar

Xasan Dhooye

Hambalyada Ciida Masjid Abuubakar, goorta iyo goobta lagu tukanayo
Ciid Mubaarak

تقبل الله منا ومنكم صلاح الأ عمال

Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo anaga iyo idinkaba acmaasha khayrka ah oo dhan. Sanadkan sanadkiisa illaahay hanagu gaarsiiyo imaan iyo alle ka cabsi. Illaahay Dhamaan muslmiinta ha  kasaaro wixii dhib ah, gaar ahaana Soomaaliya. Salaada Ciida waxaa lagu tukanayaa Minneapolis Convention Center. Takbiira waxay bilaabanayasaa 7:00am Salaadana waa 9:30am  Maamulaha Masjid Abuubakar.

Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja Barri oo ah Axad November 6, 2011 lagu tukan doono Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd.

Barnaamijkii ciida ee Masaajidku qaban jray insha allaah waan qabanaynaa, Caruurtana Parkin-ka Masaajidka ayaa loogu samayn doonaa meelo ay ku ciyaaraan, Dadka waawayna waa bacdal Maqrib, insha allaah.

Faah Faahin dheeraad ah

Ciidu waa goorma: Axad November 6, 2011

Goobtee: Minneapolis Convention Center

Waqtiga Takbiirta: 7:00am

Waqtiga Salaada: 9:30

Cayaarta Caruurta Parking-ka Masaajidka 12:00pm-5:00pm

Barnaamijka dadka waawayn Masaajidka Bacdal Maqrib 6:00pm-8:00pm

Muxaadaro: 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur
Ogaysiis Muhiim ah

Ciidu waa Axada soo socota November 6, 2011

Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd. Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla soo socod siindoonaa.

Barnaamijkii ciida ee Masaajidku qaban jray insha allaah waan qabanaynaa, Caruurtana Parkin-ka Masaajidka ayaa loogu samayn doonaa meelo ay ku cayaal insha allaah.

Faah Faahin dheeraad ah

Ciidu waa goorma: Axad November 6, 2011

Goobtee: Minneapolis Convention Center

Waqtiga Takbiirta: 7:00am

Waqtiga Salaada: 9:30

Ilaahay Fadligiis waxaa soo gabagaboobay Muxaadaraadkii Sh. Maxamed Idris Axmed illaahay ha xifdiyee, galabta oo Axad ah ayaa Sh. Maxmed Masaajidka Abubakar muxaadaro khaas ah ugu jeediyey gabdhaha. Masaajidka ayaa gabdhaha aad usoo buuxsheen si ay Sheikha uga faa’iidaystaan. Muxaadarada kadib ayaa Sheikha la waydiiyey Su’aalo diini ah oo muhiim ah, Sheikha illaahay ha xifdiyee aad ayuu uga jawaabay intuu ka gaaray. Waxaan ka cudur daaranaynaa waqtiga oo yaraa daraadeed, inaanan Su’aalihiinii fursad looga wada jawaabo loo helin.

Muxaadarada Sheikha ayaa lagala socday qolka 114 ee iyo qolka Paltalk-ga ee At-Taqwa iyo khadad kale oo tell-phone ah. Fadlan hoos ka dhagayso Muxaadaraadii, Su’aalihii iyo Jawaabahoodii.

Qaybta koowaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur

Qaybta labaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur iyo Su’aalo iyo Jawaabo

Ilaahay hanagadhigo kuwa khayrka dhagaysta kuna dhaqma.

Fadliga Tobanka bisha Dul-Hijjah (Arafo) Sh. Maxamed Idris
Ogaysiis Muhiim ah

Ciidu waa Axada soo socota:

Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd.  Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla soo socod siindoonaa  insha allaah.

Faah Faahin dheeraad ah

Ciidu waa goorma: Axad November 6, 2011

Goobtee: Minneapolis Convention Center

Waqtiga Takbiirta: 7:00am

Waqtiga Salaada: 9:30

Ilaahay Fadligiis waxaa si wanaagsan u dhacday Muxaadaradii Sh. Maxamed Idris ee aan horay o iclaaminay ee ku saabsanayd “Fadliga Tobanka Dul- Xijjah” Muxaadarada ka dib ayaa Sh. Maxamed la waydiiyey Su’aalo baddan oo kala duwan, Sh. ayaa dadwaynaha Su’aalahooda waqti dheer siiyey aadna ugu faah faahiyey jawaabahooda. Su’aalaha ayaa ku saabsanaa dhinacyo kala duwan oo acmaasha Xajka ku saabsan. Si aad uga faa’iidaysato bisha Dul-Xijjah, gaar ahaan tobanka danbe fadlan hoos ka dhagayso Muxaaddarada sheikha.

Fadlan ka faa’iidayso  qorshahana ku darso Muxaadaro khaas ah oo Sheikha Axada ujeedin doono Dumarka insha allaah. Cinwaanka Muxaaddarada  “21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur”

Waqtiga: 4:00pm iyo Masjid Abubakar.

Nagala soco

Facebook: Abuubakar Mosque