islam »
Abubakar: Ciidii Minneapolis oo u dhacday si wanaagasan 1432H
Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabigiisana Nabad galyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato Ciidul Fitr-ga sanadkan 1432H ayaa si wanaagsan kusoo gabagabowday illaahay fadligii, waxaa lagu ciiday sidii caadadda ahaan jirtay Minneapolis Convention Center
Read More »Rammadaan Mubaarak, ilaahay hanaga wada aqbalo
Asalamu Calaykum Waraxmah Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo naxariisna Nabigiisa korkiisa ha ahaato. Markaska Abubakar Maamulkiisa iyo Jamaacadiisa waxay tahniyad soo dhawayn Bisha Rammadaan ee barakaysan u dirayaan dhamaan ummada Islaamka,
Read More »







