|
|
|
| Written by Administrator |
| Sunday, 09 May 2010 16:36 |
|
Abuubakar As-Saddique Islamic Center wuxuu ogeysiinayaa ganacsatada reer Minnesota ee kheyrka jecel oo weligood nagu taageeri jiray u adeega bulshadeena in sanadkan aanu qaban doona insha Allah mu’tamarkeeni sanadlaha ahaa bisha soo socota ee June 18th, 19th and 20th 2010 laguna qaban doono Minneapolis Convention Center. Hadaba haddad danaynayso inaad ku xayaysiisato ganacsigaaga ama aad ku iibiso alaabo miisaska bazaarka la soo xariir Omar Dhaqane 612.236.6608 ama soo wac masjidka at 612.871.8600. · Diamond · Gold · Silver Please contact to Brother Omar Dhaqane at 612.236.6080 or Call at AAIC at 612.871.8600 |
| Last Updated on Tuesday, 11 May 2010 14:20 |






