Kulan looga hadlay cidda ka dambeysa dilka hal-doorka Soomaaliyeed oo Minneapolis Convention Center(SAWIRRO)

Sabtidii 18, 2013 Kulan aad u ballaaran oo loogu magac daray YAA KA DANBEEYA DILKA HAL-DOORKA SOOMALIYEED ayaa lagu qabtay Minneapolis Convention Center kasoo ay qabanqaabiyeen qaar ka mid ah masaajiddada gobalka Minnesota iyo soomaalida ku nool Minneapolis iyo Stpual agagaarkooda. Kulankan oo ay ka hadleen culummaa’udiin ,aqoonyahano & odayaal...

Continue reading

Kulankii Dalada Dugsiyada ee Minnesota oo ka dhacay Masjidka Abubakar As-Saddique

ASlaamu Calaykudm Waraham Waxaan ka dhacay Masjidka Abubakar As-Saddqiue Islamic Center ee Minneapolis, MN kulan wayn oo ay isugu imaadenn Ururukan MDA “Minnesota Dugsis Association” waxaa la yagleelay bartamihii sanadkii 2012, waxaana ugu waa waynaayeen ujeedooyinkii loo asaasay: dar dar galint wax-barashada iyo xoojinta habsami u socodka Dugsiyada Quraanka Kariimka...

Continue reading

Sh AbdiQadir Nur Farah Dilkiisa waxaa kanbeeyay ururka Al-Shabab لماذا قتلوه قاتلهم الله

Ninbaa waa yiri “Nin Adduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban”, Maalinkasta oo timaadaa shuqulkeeda iyo sha’nigeeda ayey leedahay ee maantana miyeey inoo danbeysey, xiddigii ifaayey miyaa dhulka ku soo dhacay magantii ilaah miyaan meelna ku baxsaneyn, Masjidkii ilaahey miyaa la mushkiladeeyey, dilka Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax ee masjidka dhexdiisa ka...

Continue reading