Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Golaha dacwada ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis, Gobolka Minneasota USA, Ducaad,Imaamyo,Macallimiin, Waaridka, iyo dhamaan Ardayda oo dhan waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan ehaladii, qaraabadii iyo ummadda Soomaaliyeed Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Sheekh Cabdulqaadir Nuur faarax oo maanta lagu dilay masjid gudihii isagoo salaad ku jira. Waxaan Ilaahay u weydiinaynaa sheekha…

Taariikhdu markay aheed 12-29-2013 Dhamaadkii Winter Break Event Masjid Abubakar ayaa ardayda macadka shariicada Islamiga ah ee abubakar waxay soo bandhigeen tartan aad iyo aad u xiiso badan oo ay ku tartamayeen maadooyinka ka baxa macadka abuubakar As-Saddique waxaa goobtii tartanka si faro cidleh ku guulaystay Gabdhaha macadka waxaana ka soo qayb galy tartankaas dadwayne…

waxaa Bishaaro noo ah in winter break sanadkan 12/25/12—-12/30/12 masaajidkeenu uu qaban qaabiyay program aad wax tar ugu leh jaaliyada soomaaliyee oo koobaya baahida bulshadeena haddii ay ahaan laheed xaga aqoonta diinta ah oo ay culimo farabadan ka soo qaybgalayaan kuwa nala jooga minneapolis iyo kuwa wadanka dibadiisa ah ba sidoo kale wax barasha caruurta…

الدرس نيل الأوطار لشيخ عبدالله إبراهيم12/16/2012

Tartankii Macahadka Abubakar As-Saddique Islamic Center Waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan kana hadlaysa waajibka kasaaran waaridka caruurtoodu dhigtaan schoolada publiga ah iyo qatarta ay leedahay. waxaa sidoo kale sheekhu ka hadlay sida saxda ah oo lagama maarmaanka ah looga baahan yahay waaridk in ay u hadlaan quuqda ay caruurtoodu leeyahiin iyaga…

Asalamu Calaykum Waraxmah Barbaarinta caruurta muxaadaradii sheekh Nuuh Sidoo kale waxaa muxaadardii meesha ka sii waday sheekh Nuuh oo isagana aad ugu hadlay tarbiyada caruurta inay tahay waajib laga maarmaan ah oo larabo waaridka in ay aad ugu dadaalaan, sidoo kale sheeku waxa ka hadlay dhaqan xumada ka jirta wadankan iyo sida ay caruurteenu khatar…

Muxaadaradii sh Mohamed Umal ee ahee Fadlu Cilmi walculama Muxaadaradii sh Mohamed Umal oo kaga hadlay fadliga uu leeyahay Cilmiga iyo Culimada waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan oo ayna ka soo qayb galeen dadweene aad u faro badan shiikhu waxa aad oga hadlay una qaadaa dhigay baahida ay dadku u qabaan…

Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada Ku Leedahay: Sh. C/raxmaan Sh. Cumar Geeridii Sh Abdiwali Abdullahi Allah u naxariistee isaga iyo Culimadii ka horeysay Dhamaantood   TAARIIKHDII SH ABDIWAI ABDULLAHI OO KOOBAN   Tacsidii iyo Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayey Sh abdiwali Abdullahi : Somalida  Masjidka wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapoli,   MN…

Follow us: