Abubakar Minneapolis eid al-adha-2011

Saladdii Ciida ee AAIC oo ka soo qaybgaleen in ka badan 30 kun oo ku Ciiday Minneapolis 1433H/2012

Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta  usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1433H  ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada Minneapolis, goobta loo yaqaan.Minneapolis Convention Center. sawirada qaar kamid ah ciida halkan  ka daalaco Ciida Sanadkan...

Continue reading

200 oo arday oo dhamaysay qur’anka kariimka ah ayaa ka soo qayb galy Mutamakii 12aad ee Abubakar As-Saddique Minneapolis, MN

Waxaa  Sabtidii lagu Qabtay Mutamarkii 12aad Abubakar Assidique, Minneapolis, Qalin jabin ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar, Sh.AhmedNur, Sh Qadar, iyo Culuma kale oo faro badan Halkan ka dhagayso Sh. C/risaaq Imaamka Masaajidka oo wixii dhacay sharxaya. Ardayda Abubakar oo Soo dhawaysay Culimmada Martida...

Continue reading

Sh. Maxamed Idris Axmed oo gudoonsiinaya Ardaydii Xifdisay Qur’anka Kariimka ah ee Minneapolis Maraykan ee kulan diineedkii 12-aad ee AAIC ee Minneapolis MN

Sh. Maxamed Idris Axmed oo Soo gaaray Minneapolis Maraykan si uu uga qayb galo kulan diineedkii 12-aad ee Xarunta Abubakar. Waxaa aad looga dareemayaa magaaladda Minneapolis diyaar garowga Mu’tamarkii 12-aad Masaajidka Abubakar As-Saddique iyo Golaha Imaamyada sanad kasta soo qaban qaabin jireen. Magaca mu’tamarka sanadkan waa “Mandow soo raac Doonida...

Continue reading

Intensive course for summer2012 Sheikh Mohamed Soussi Strats 06/19/2012 الكتاب العقيدة الواسطيةTranslated Arabic to English Sundays at 3:30 -4:30pm

الدورة الصيفية العلمية في مسجد ابوبكر بن صديق Intensive course for summer2012 Sheikh Mohamed Soussi الشيخ محمد سوسي حفط الله ورعاه الكتاب العقيدة الواسطية Translated Arabic to English Sundays at 3:30 -4:30pm (English) Starts 06/19/2012

Continue reading

شرح سلم الأصؤل في علم أصول المنطومة في العقيدة Starts06/20/2012 Wednesdays 6-8PM 2012الدورة الصيفية العلمية في مسجد ابوبكر بن صديق

الدورة الصيفية العلمية في مسجد ابوبكر بن صديق Intensive course for summer 2012 Sheikh Abdullah Ibrahim الشيخ عبدالله إبراهيم حفط الله ورعاه شرح سلم الأصؤل في علم أصول المنطومة في العقيدة Wednesdays 6-8PM Starts 06/20/2012

Continue reading