Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

khubadii sheekh yusuf Hal ku dhiga shirka Sanadkan ayaa ahaa Tayeynta Hay’ada NACSI” Minneapolis: Waxaa si rasmi Shalay iyo Maanta uga socda Masaajidka Abuubakar As-Saddique ee Magaalada Minneapolis shirkii 11-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika loona soo gaabiyo (NACSI), shirka waxaa kasoo qayb galay golaha shuurada oo matalaya 18 Maraakis/Masaajid iyo golaha fulinta…

Waxaa ka dhacey Masaajidka Abuubakar As-Sidique Arooskii ugu Farxadda badnaa oo ay aad u soo qaban qaabiyeen Moalimiinta iyo ardayda dugsiga Abuubakar. Waxaa ka soo qeyb gelay dadweyne aad u fara badan iyo culimaaudiinkii Magaalooyinka Minneapolis iyo Sait Paul. Waxaa khudbad aad u qiimo badan ka jeediyey Sheikh Waleed Idrees iyo Sheikh Abdirahman Sh.Omar.

Asalaamu Calaykum Waraxmah Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر فقد العلماء على الأمة Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada ku Leedahay” Muxaadarooyinkaan oo aad muhiim u ah kana faa’iidaysteen dad farabadan ayaa…

Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada Ku Leedahay: Sh. C/raxmaan Sh. Cumar Geeridii Sh Abdiwali Abdullahi Allah u naxariistee isaga iyo Culimadii ka horeysay Dhamaantood   TAARIIKHDII SH ABDIWAI ABDULLAHI OO KOOBAN   Tacsidii iyo Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayey Sh abdiwali Abdullahi : Somalida  Masjidka wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapoli,   MN…

Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada selefka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummada Soomaaliyeed u wayday Caalim wayn oo culimadeeda ka mid ah. Sh. c/raxmaan ayaa aad uga hadlay Taariikhda Dr. Axmed iyo qiimihiisii, sidoo kale Sheikha ayaa…

Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Xarunta Abubakar ayaa Tacsi khaasa u diraysa dhamaan eheladii iyo qaraabadii Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan Ilaahay ka geeriyooday inuu samir iyo badal khayr qaba siiyo, sidaa si leeg waxaan u tacsiyeynaynaa ummada Somaaliyeed oo xidig wayn ka dhacay illaahayna waxaan u waydiinaynaa badal khayr qaba. Sheikha illaahay waxaan uga baryeynaa…

Ciid Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صلاح الأ عمال Xarunta Abubakar waxay Hambalyada Ciida u diraysaa Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Gobolka Minnesota iyo Jamaacada Xarunta, waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan, illaahay hanaga aqbalo anaga iyo idinkaba acmaasha khayrka ah oo dhan. Sanadkan sanadkiisa illaahay hanagu gaarsiiyo imaan iyo alle ka cabsi. Illaahay Dhamaan muslmiinta…

Ogaysiis Muhiim ah Ciidu waa Axada soo socota November 6, 2011 Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo aga gaarkeeda  Ogaysiinayaa in  Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd. Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla…

Follow us: