Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey

Abubakar Saddiiq Islamic Center…

Xarunta Abuubakar Assadiiq…

March 2011: Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey. Video Halkan ka daawo

Xarunta Abubakar Islamic Center ee Minneapolis

Masjid Abuubakar waxa uu ku yaal Minneapolis

Xarunta Islamic Center ee Minneapolis

Masjid Abubakar waxaa kabaxa dawro loogu talo galay du’aada mustaqbalka oo soconanysa waqti kooban waxaana ka mid ah tasfiirka quraanka kariimaka ah oo latasfiirayo loona aqrinayo si kooban oo dag-dag ah kadibana laysku imtixaanayo qofkii guulaystana la siinayo shahaadooyin iyo jaaizooyin الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012 Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal…

Masjid Abubakar waxaa kabaxa dawro loogu talo galay du’aada mustaqbalka oo soconanysa waqti kooban waxaana ka mid ah tasfiirka quraanka kariimaka ah oo latasfiirayo loona aqrinayo si kooban oo dag-dag ah kadibana laysku imtixaanayo qofkii guulaystana la siinayo shahaadooyin iyo jaaizooyin الدرس علمي للقران لشيخ عبدالرحمن شيخ عمر12/17/2012

Casharrada duruusta ah ee ka bixi doona Masjid Abuubakar

Follow us: