Duruusta ka baxda Masjid Abuubakar

Halkan waxaa lagu daabaci doonaa Duruusta ka baxda Masjid Abuubakar, insha Allah ee ha u dayma la’aan..   Masaajidka Abuubakar Sidiiq waxa uu ku yaal xaafadda u dhaw cedar oo ku taal Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Waxaana booska masjidka la iibiyey Taariikhdu markay ahayd july 29/2005. Waxuuna ku yaala...

Continue reading