Tartankii Ardayda Macadka Abubakar

Tartankii Macahadka Abubakar As-Saddique Islamic Center Waxay aheed Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan kana hadlaysa waajibka kasaaran waaridka caruurtoodu dhigtaan schoolada publiga ah iyo qatarta ay leedahay. waxaa sidoo kale sheekhu ka hadlay sida saxda ah oo lagama maarmaanka ah looga baahan yahay waaridk in ay u hadlaan...

Continue reading

Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin| Daawo 10 Muxaadaro Dec 9-11, 2011

Asalaamu Calaykum Waraxmah Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر فقد العلماء على الأمة Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada ku Leedahay” Muxaadarooyinkaan oo aad muhiim u ah...

Continue reading