Open/Close Menu Abubakar As-Saddique Islamic Center

Tasfiirka Quranka ayaa maata waxaa uu marayaa Dhamaadka Juz Camma waxa uu u socdaa si aad iyo aad u wanaagsan waxaana filaynaa in uu shiikhu dhawaan dhameen doono Juzka labaantan iyo sagaalaad ee Juz tabaarag

ما حكم صلاة التراويح وصلاة التهجد ؟ وما هو وقت صلاة التهجد ؟ وما عدد ركعاتها ؟ وهل يجوز لمن صلى الوتر بعد الانتهاء من التراويح أن يصلي التهجد أم لا ؟ وهل لابد من اتصال صلاة التراويح بصلاة العشاء بأن تكون بعدها مباشرة ، أم أنه يجوز لو اتفق الجماعة على تأخيرها بعد صلاة…

السؤال صلاة التراويح في رمضان ما هو حكمها وهل نص عليها حديث للرسول صلى الله عليه وسلم ، وهل تختلف عن صلاة القيام، وما هو حكم تذكرها في رمضان وتركها مع القيام والتهجد بعد رمضان، وهل يعتبر هذا عبادة لرمضان وليس لله تعالى، حيث إن الكثير لا يصلون إلا في رمضان؟ الإجابــة الحمد لله والصلاة…

Bisharo: Waxaa Masjidka ugu wayn ee Magaalooyinka Matanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul Ka bilaamay Bisha Barkaysan ee Ramadan Tafsiirka Quruanka Kariimka ah Caalimka Soomaaliyeed Sh. Yuusuf Aadam oo kamid ah culummada ugu da’ada iyo khibrada badan culummada Gayiga Soomaliyeed ayaa Ramadaanka Tafsiir ka bilaabay Masaajidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, Fadlan imow hadaad Minnesota…

caawa Saladaha ku Qoran Imamka Masjidka Qariga Abdinasir Farah iyo Macalin Hassan (Abu Yahaya) oo Run ahaantii aad ugu Raaxeeyay Jamacada Masjid Habsamida ay u tujiyaan iyo Qiraa wanaaga Waxaa sidoo kale kalmada caawana ku qoran Imam sheekh Abdirasaq Hashi oo kamid ah aimada Masjida Abubakar As-Saddique Islamic Center

Follow us: